MUQDISHO (DAYNIILE.CO.M)-Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Muungaab ayaa sedex goobood u calaamadewyay inay mucaaradku ku dhigan karaan banaan baxa beri insha Allah
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa akhriyay war saxaafadeeska ka soo baxay Xasan Muungaab, wuxuuna sheegay inay kala yihiin sedexda garoon ciyaareed ee kala ah Stadium Muqdisho ,Eng. Yarrow Stadium iyo Jaamacadaha Stadium.
Muungaab wuxuu mamnuucay in isu soo.baxa hub loo soo qaato,sidoo kale wuxuu mamnuucay in shacabka xirtaan wadooyinka,sidoo kale meelaha ganacsiga la dhibaateeyo.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

MEESHII LAGU DHIGO MAXAA KUGU JIRO XURIDDA DADKA HAKA QAADINA ADINKABA
HUB AYAAD LASOO BAXDEEN ANAGANE MAXAA NOO DIIDAY IN HUB AANSIDANO: