Dowladda Mareykanka, UK iyo Norway ayaa warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku caddeeyeen in aysan bixin doonin lacagta doorashada Soomaaliya iyada oo aan toos loo gudagalin doorashooyinka wadan

Qoraal ay wadajir u soo saareen oo ay arragtay Mustaqbal Media ayay ku sheegeen aysan bixin doonin lacagta loo qorsheeyay doorashooyinka inta saddex maamul gobol ay meel wanaagsan ka gaarsiinayaan doorashada Xildhibaaada Golaha Shacabka.

Sadaxdaan Dowladood ayaa sheegay in lacagta dheeriga ah oo ay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo midka gudiga doorashada codsadeeyn kaliya ay dhiibi doonaan marka ay arkaan qaabka doorashada ay u socoto iyo waliba in si fiican loo dhaqaajiyay codaynta golaha shacabka.

Dowladaha  Mareykanka, UK iyo Norway ayaa Sidoo kale sheegay in Hadda ay Dowladda Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada dalka ay  haystaan lacag ku filan oo ay doorashada kusii wadi karaan.

May be an image of text

May be an image of text that says 'support to the elections beyond this allocation. Any further increase in cost, should it arise, would therefore need to be covered by the government. We would like to reiterate our ongoing support for your collective efforts to conclude the electoral process. Sincerely, Celen Kate Foster British Ambassador Colleen Crenwelge US Chargé d'Affaires Heulum Sane Haakon Svane Norwegian Chargé d'Affaires'

WMA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here