HomeWarkiiDEG DEG: Duqeyn Caawa ku socota fariisimaha Alshabaab ee deegaanka Caad

DEG DEG: Duqeyn Caawa ku socota fariisimaha Alshabaab ee deegaanka Caad

Wararkalaga helaayo Deegaanka Caad ee koofurta Gobolka Mudug dhanka  Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoogan ay ku soco fariisimaha Alshabaab ay ku leeyihiin deegaankasi kuwaasoo ay Alshabaabku ciidamo iyo hub-ba u yaaleen.

Duqeymo xoogan ayaa la soo sheegayaa in tobaan fariisin lala helay islamarkaana dadka deegaanku cadeeyeen in Alsabaab caawa jug culus la gaarsiiyay.

Weerarkaan waxaa fuliyay Dowlada Somalia iyo saaxiibada caalamka oo iskaashanaya walina faahfaahin lagama helin madaama waqti dane oo caawa ah uu dhacay weerarkaani,Sidoo kale Xarar dheere xitaa waxaa laga maqlay dhawaqa diyaaradaha dagaalka iyo jugta gantaalada ay ridayaan.

Wixii war ah ku soo kordha duqeymahaan wararkeena xiga ayaad kala socon kartaan isnha Allaah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -