Shir deg deg ah oo ay saaka yeesheen Golaha Wasiirada ayay ka soo saareen go’aan adag oo ay ka qaateen heshiis ku sheegii Dowlada Itoobiya la gashay Maamulka Somaliland kaasoo ay rabto inay ku boobto dhul badeed Soomaaliyeed.

Ra’iisulwasaare xigeenka Saalax Axmed Jaamac ayaa wariyayaasha u aqriyay go’aanka ka soo baxay Golaha Wasiirada Soomaaiiya.

Advertisement
Previous articleGudiga Doorashooyinka Gudoonka Barlamaanka Puntland oo la magacaabay
Next articleMadaxweyne Xasan “Waan ku celinayaa raali kama ihi in hal taako oo dhulkeena ah รน

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here