DEG DEG: Guddoomiyihii degmada Awdheegle oo qarax miino lagu dilay

Wararka laga helayo degmada Awdheegle ee gobolka Shabelelaha Hoose ayaa sheegaya in goor dhow qarax miino lala eegtay guddoomiyihii degmadaas Maxamed Yarow, kaasi oo uu geeriyooday.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa xaqiijiyey in qarax miino oo loo dhigey uu gudaha degmada Awdheegle ugu geeriyooday guddoomiyihii degmadaas.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Awdheegle ayaa waxaa ay hataan howl-gal ka wadaan gudaha degmadaas, gaar ahaan halka uu qaraxa ka dhacay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064