DEG DEG: Gudoomiyaha baarlamaanka Jubbaland oo la doortay

 

Doorashadda Gudoonka baarlaamanka Jubbaland ee ka socoto Magaalada Kismaayo ayaa lagu doortay Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Jubbaland.

Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland ayaa waxaa ku tartamay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan iyo Xuseen Shiinow Cali waxaana ku guuleystay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo horay u ahaa Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Jubbaland.

Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa helay 55 Cod halka Xuseen Shiinow Cali uu helay 18 Cod.

Sheekh Cabdi Maxamed Ca hibdiraxmaan ayaa lagu tilmaamaa Saaxiibadda dhow ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, waxaana uu hoggaaminaayay baarlamaankii Koowaad ee Jubbaland.

Waxaa hadda dhiman doorashadda Gudoomiye ku xigeenada baarlamaanka Jubbaland.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064