HomeCiyaarahaDEG-DEG: Isku aadka Koobka Adduunka oo lasoo saaray

DEG-DEG: Isku aadka Koobka Adduunka oo lasoo saaray

XIGASHO LAACIB.NET

Waxaa caawa oo Khamiis ah si rasmi ah u dhacay isku aadka koobka adduunka ee 2026, oo lagu qabtay Kennedy Center for the Arts ee magaalada Washington, Maraykanka.

Koobkan oo noqonaya kii ugu weynaa taariikhda FIFA ayaa la ciyaari doonaa 11-ka Juun ilaa 19-ka July 2026, waxaana si wadajir ah u martigelinaya 16 magaalo oo ku kala yaalla Canada, Mexico iyo Maraykanka.

Isku aadka Koobka Adduunka 2026

Group A:Mexico,South Korea, South Africa, Denmark ama North Macedonia ama Czech Republic ama Ireland

Group B:Canada, Switzerland, Qatar, Italy ama Northern Ireland ama Wales ama Bosnia & Herzegovina

Group C:Brazil, Morocco, Scotland, Turkey ama Romania ama Slovakia ama Kosovo

Group D: USA, Australia, Paraguay, Turkey/Romania/Slovakia/Kosovo

Group E: Germany, Ecuador, Ivory Coast, Curacao

Group F: Netherlands, Japan, Tunisia, Poland/Ukraine/Sweden/Albania

Group G: Belgium, Iran, Egypt, New Zealand

Group H: Spain, Uruguay, Saudi Arabia, Cape Verde

Group I: France, Senegal, Norway, Iraq or Bolivia/Suriname

Group J: Argentina, Austria, Algeria, Jordan

Group K: Portugal, Colombia, Uzbekistan, DR Congo or Jamaica/New Caledonia

Group L: England, Croatia, Panama, Ghana

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -