Jaamac Maxamed Qaalib oo hadda Geeriyooday.

Taliyihii ugu horreeyey ee NISA oo sidoo kale afar jeer noqday Taliyaha Booliiska Soomaaliya Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ku geeriyooday Wadanka Jabuuti oo Caafimaad loo geeyey, maadaama uu Xanuunsanaa.

Jaamac maxamed qaalib wuxu ku noolaa mudadi burburki ahaa dalka soomaaliya waxa uu kamid ahaa dadka fara kutirska ahaa ee laga wareesan lahaa xaalada dalka uu soo maray wuxuu inta badan ahaa qunyur socod aan sidaa Siyaasadda ugu milmin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here