Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari Afahayeenkii hore ee golaha shacabka kana mid ah dadkii qoray Dastuurka Soomaaliya ku dhaqanto ayaa muddo 24-saac ah ku xanuunsanaya Isbitaalka Yerdemeli ee Muqdisho.

Xanuun ka haleeyey Sanbabada, Naqaska oo ku dhagan iyo Calaamado loo malaynayo Corono Virus ayuu hadda la ildaran yahay Professor Jawaari. Dhakhaatiirta Kiiskiisa la tacaalaysa ayaa iixaqiijiyey in Xaaladda Jawaari Liidato.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here