Kooxo hubeesan ayaa saakay xaafada Sii Sii ee degmada Dayniile ku dilay Jeneraal Cabdullahi Xusen Warsame ( Waran ) oo katirsanaa saraakiisha milatariga Soomaaliya.

Sargaalkan ayaa la sheegay in ay dileen rag biskoolado ku hubeesan oo watay mooto Fekon kuwaa oo dilka kaddib goobta isaga baxsaday.

Sikastaba ha ahaate wali ma jirto cid sheeegatay dilka Generealka hase ahaate dilka ayaa kuso aadaaayo xili dagaal kula jireen ururka alshabaab reerka uu kasoo jeedo marxuumka la dilay saakay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here