Warar hada na soo gaaraya ayaa sheegaya in kolonyo uu la socday Col Saney Cabdulle ayaa qarax Miino waxaa lagulla eegtay inta u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad.

Ilaa 10 askari ayaa la xaqiijiyey iney ku geeryoodeen, halka badi gawaaradda ciidanka ee socday uu saameyn ku yeeshay Qaraxa.

Col Saney Cabdulle ma aanu saarneyn gawaaridaas Qaraxa haleelay balse qayb ayuu ka ahaa kolonyadda Jowhar u socotay.

Jowhar ayaa maalmaha soo socda waxaa ka dhici doonto doorashadda ilaa 3 kursi oo mid ah doorashadiisa darteed uu korneylka ugu socday Jowhar.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here