Ilo ku dhow dhow Guddiga doorashada heer Federaal ee FEIT ayaa ii xaqiijiyay in la laalay doorashadii labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo ee kala ahaa HOP103 iyo HOP154, kuwaasoo doorashadooda dib loogu noqonayo.

Guddiga ayaa lagu wadaa in war saxaafadeed uu soo saaro.

Dhinaca kale Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa iyana laga sugayaa go’aan ka gaarida kursiga HOP067 ee dacwada laga gudbiyay, iyadoo muddo kordhin u sameeyay baaritaanka kursigaas oo ah muddo aan ka badneyn 10 maalmood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here