HomeWarkiiDEG DEG: Maamulka Puntland oo hal asuuuc kadib goor dhaw cadeeyay mowqifkooda...

DEG DEG: Maamulka Puntland oo hal asuuuc kadib goor dhaw cadeeyay mowqifkooda aqoonsiga Somaliland

GAROWE (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid oo goor dhaw ka hadlay mowqifkooda aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland ayaa daboolka ka qaaday ineysan marnaba aqbalayn in dhulka Soomaaliya la kala gooyo.
“Somaliland waxey kamid tahay Soomaaliya intends kale, marnaba aqbalayn in dhulka Soomaaliya la kala gooyo” ayuu yiri Wasiir Ceydiid Dirir.
“Puntland mowqifkeedu waa midnimo iyo wadajir,Calan Somaliland oo xornimo lagu qaatay ma jirin, Sool iyo Sanaag lama go’i karaan” ayuu mar kale yiri wasiir Ceydiid
Maamulka Puntland ayay ku qaadatay inuu cadeeyo mowqifkiisa hal asbuuc oo kaamil ah iyadoo intaasi warbaahinta Soomaalidu hadal heysay sababta ay qadiyada Somaliweyn uga aamusan yihiin.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -