HomeWarkiiDEG DEG: Maamulka Puntland oo qabtay gaari agab u siday Daacish iyo...

DEG DEG: Maamulka Puntland oo qabtay gaari agab u siday Daacish iyo ragii masuulka ka ahaa+SAWIRRO

Sida aan goor dhaw ka soo xiganay warbaahinta Puntland Ciidanka Birmad Booliiska ee Goodir ayaa qabtay Gaari dhayne ah oo Argagixisada Nafla caariga ah ee Daacish u waday Raashin Soolaro iyo agabyo kale iyo Ragi watay.
Ciidanka oo Howlgalo joogto iyo xaqiijinta amniga iyo ciribtirka argagixisada kawada Togga Baalade Duleedka Magaalada Bosaaso aya gacanta ku dhigay Gaarigan iyo 2 nin oo watay kuwaas oo rabay in ay si qarsoodi ah ugu geeyaan argagixisada Raashinka Balse Ciidanka Geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa ka hortagay gacantana kusoo dhigay.May be an image of 6 peopleMay be an image of 1 person, road and textMay be an image of 6 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -