Warar lagu kalsoonan karo ayaa inaga soo gaaraya taliska booliska gobalka Banaadir ayaa sheegaya in hadda Xabsiga loo taxaabay Saddec Masuul oo ka kala tirsan Bank dhexe ee Soomaaliya iyo Imagration ka.

Bank dhexe nin laga soo xiray ayaa ahaa Qasnaji in badan Lacagta maamulayey, waxaana soo galay sida Hay’adaha sharcigu sheegeen raad Musuq maasuq.

Advertisement

Sikastaba ha ahaate waaran ay wateen Booliiska Gobolka Banaadir ayaa dhammaan raggan Xabsiga u taxaabay inkastoo wali war sugan kasoo bixin Hay’adaha laga xiray masuuliyiinta.

 

Previous articleGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo sheegay in qofkii Musuq lagu helo la marin doonno ciqaabta uu mudan yahay.
Next articleDowladda waxa ay xirtay Agaasime Cosoble halka ninkii ka sareeyay ee Agaasimihi Hay’adda Immagaration Cabdul ahaa garoonka Aadan Cadde diyaarad laga saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here