Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay goor dhaw soo saareen waxay Madaxweyne Xasan baaqayaan in uu degdeg u joojiyo boobka, barakicinta, xarigga iyo handadaada lagu hayo danyarta iyo warbaahinta tabinaysa cabashadooda sida ku qorneyd warkooda.
Haddaba halkaan ka akhriso warka Mucaaradka oo sidiisa u qoran:-

