DEG DEG :- Qaaar ka mid ah qodobada xisbiyada mucaaridku ku dhawaaqeen caawa

1. Maanta laga bilaabo Muuse xukuumadiisa uma aqoonsin mid sharci ah .

2. Muuse Biixi Waxaanu u aqoon sanahay Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo madaxwenihii hore

3. Xisbiyada mucaaridku waxay aqoonsan yahiin oo kaliya golayaasha sharciga ah sida Golaha Wakiilada , Maxkamada Sare iyo Golayaasha Deeganka .

4. Shacabku ha diidaan waxii sharci darro ah

5. Waxaanu kaliya oo aanu ogol nahay 9 kii bilood ee farsamo ee Kominshanka doorashooyinku codsadey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here