Qarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacay Afka hore ee Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud kaas oo lasoo warinayo inuu geystay khasaaro kala duwan.

Sida aan ku heleyno warka ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid aad u xoogaan hase ahaate wali nooma  cadda in uu yahay miino dhulka lagu aasay ama mid ismiidaamin ah.

Advertisement

Wixii Faah Faahin ah kala soco Wararkayaga danbe insha Allah….

Previous articleShirka Golaha wadatashiga oo ka furmaayo dhuusamareeb & laftagareen oo gaaray
Next articleSomaliland oo war ka soo saartay xeradii la sheegay in lagala wareegay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here