HomeWarkiiDEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo Caawa ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM-waxaa goor dhaw oo caawa ah uu qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho kaasoo uu ka danbeeyay qof naftii halide ah oo isasoo miidaamiyay.

Qaraxa wuxuu ka dhacay Xera nac-nac halkaasoo ay iu sugnaayeen ciidamo Dowlada ka tirsan.

Qaraxa waxaa ku dhintay ninka naftii haliga ahaa inta la xaqijiyay balse warar ayaa sheegaya in askar iyo dad shacaba ay ku dhinteen inkastoo aan tira sugan laga heyn.

Goobta qaraxa waxaa yaala jirka ninka is qarxiyay oo qeybo u kala go’ay sida nadaxiisa oo gaar u go’ay.

Wixii war ka soo kordha wararkeena danbe ayaad kala socon doontaan insha Allah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -