Muqdisho (dayniiile.com-Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhaw oo Caawa ah  ka dhacay Nawaaxiga isgoyska Sayidka gaar ahaan Maqaayada Baar Bulsho la yiraahdo oo dhawaan uu qarax saan oo kale ah uu ka dhacay.
Warar horu dhac ah oo laga helay goobta qaraxa ayaa sheegaya in Ciidamada ay ka war haleen ninka naftii haliga ah islamarkaana uu is qarxiyay iyadoo la ceyrsanaayo.
Ma jirto ilaa hadda faahfaahin laga helay qaraxaasi marka la eego hadii uu gaystay khasare nafeed marka laga reebo naftii haliga.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleDAAWO VIDEO: Khudbadii Sheekh Xasan Nasrullaah oo Af-somali ku turjuman
Next articleDAAWO VIDEO: Saraakiil SSC Qaatumo ah oo diideen qorshe maanta lagu sii deyn lahaa Maxaabiis Somaliland ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here