Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana jugta qaraxa si weyn looga maqlay qaybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Bnaaadir.

Qarax ayaa ahaa mid aad u xoogan wuxu ka dhacay Degmada Xamar jabjab inkastoo wali la haynin war rasmi ah oo aan ka helnay jugta qaraxa.

Advertisement

Mudooyinki u danbeeyey caasimada muqdishu kama dhicin qaraxyo hase ahate caawa waxaa laga maqlay qarax guud ahaan magaaalda muqdishu wixi kuso kordha wa idinla socod siin doonaa

Previous articleVilla Soomaaliya oo guul siyaasadeed kala hoyanaysa shirki socday muddadi labadii maalmood ee lasoo dhaafay
Next articleNewcastle United oo lagu soo waramayaa in ay samaysay laba isku day oo ay ku doonaysay in ay ku soo xero galiso laba bartilmaameed oo sare oo Serie A ah horaantii xagaagan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here