Qarax ay warar horudhac ah ku sheegayaan is-miidaamin ayaa ka dhacay magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Dad uu kamid yahay guddoomiyihii hore ee degmadaas, Maxamed Nuur Cagajoof Dabaashe, ayaa lagu waramay in ay ku naf-waayeen. Sawirrada ayaa muujinaya waxyeelo ba’an uu geystay weerarkan.

Qaraxyada maanta Hiiraan ka dhacay ayaa gaaraya laba qarax oo kala duwan midna wuxu ka dhacay Buundada buula barde waxan gabi ahaan go’ay iso socodka buula barde iyo baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here