Qarax lagu xiray Mooto Bajaaj ayaa Muqdishu ka dhacay ee degmada Waaberi ee dhinaca Koonfureed ee magaalada gaar ahaan Treebiyano
Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay tareebiyaano agagaarka Xayaat Market oo ah xiligaan meelaha ugu mashquul badan
Qaraxa ayaa ahaa mid laga maqlay guud ahan magaalada muqdishu waxaan goobta gaaray ciidama boolis ah waxaa lamaqlayaa xabado goos goos ah wali lagama haayo faahfaahin dheer ah.