Qarax xooggan oo inta badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goor dhow ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido.
Qaraxa ayaa loo badinaya in uu yahay mid ismiidaamin ah.
Mid ka mid ah hoteellada cusub ee dhawaan laga furay xeebta Liido ayaa wararka qaar ay sheegayaan in lala beegsaday.