Qarax weyn ayaa hadda mar kale ka dhacay deegaanka Tredisho KM13 ee Duleedka Muqdisho.

Goobjoogayaal deegaanka ah ayaa noo xaqiiyey in maqleen Qaraxa weyn iyo Rasaas kadib la is weydaarsaday oo aan kala joogsi laheyn.

Laamihii ammaanka ayaa iska seexday, Caawa kaliya Laba Qarax ayaa dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here