Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Dugsiga Sare ee Banaadir oo kuyaalla inta u dhaxeysa Isgoyska Tarabuunka iyo Madaxtooyadii hore ee Cabdi Qaasim.

Qaraxa oo ahaa miinada wadada dhinaceeda la dhigay ayaa warar kala duwan waxaa ay kasoo baxayaan cidda lala eegtay.

Xilliga  uu qaraxa dhacayay ayaa goobta waxaa ay aheyd mid mashquul badan, waxaana taagnaa Gaadiid Basas ah oo ay saarnaayeen Arday farabadan oo u socday Iskuulo Goobta ku yaalla.

Faah faahinta qaraxa kala socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here