Qarax Xoogan ayaa Ka dhacay Meel udhaw Isgooska Fagax ee Muqdisho, waxaana Xigay rasaas culus, Goobta ay wax ka dhaceen waa Meel ka agdhaw isgooska Fagax ee Muqdisho gaar ahaan Halka Loo yaqaano Masaajidka Turkiga ee ku yaala Wadada aada Xaafada Jamhuuriyada

Ciidamo ka Tirsan AMISOM ayaa qaraxa Lala eegtay sida ay sheegayaan dadka Deegaanka, Waxuuna ka dhacay Halka Loo yaqaano Dabaqa Dhiiga oo udhaw Masaajidka Turkiga oo dhanka Waqooyi ka xiga Isgooska Fagax ee Muqdisho.

Qoriga dhashiikaha iyo dabajeexa ayay ridayeen Ciidamada Markii Qaraxa Lala eegtay waxaana cabsi xoogan ay soo wajahday Dadka Shacabka ah ee Eeriyadaas Degan.

La soco Faah Faahinta

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here