Qarax xoog badan ayaa laga maqlay guud ahaan magaalada muqdishu ayaa dhawaan dhacaay inkastoo Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ay sheegaya in qarax uu ka dhacay degmada Xamar-weyne.
Qaraxan ayaa wararku sheegayaan inuu geestay khasaaro naf maal leh wali lama oga khasaaaraha dhabta ah.
Faahfahinta warkaasi ayaa wali isa soo taraysa