Deg Deg :  Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galaydh oo goordhow ku geeriyooday magaalada Jigjiga

0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galaydh ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Jigjiga, sida ay shaacisay dowladda Soomaaliya.

sidoo kalev Warkan ayaa lagu sheegay qoraal kooban oo uu barta twitter-ka soo dhigay afhayeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar. Wax faah-faahin oo intaas dheer lagama bixin geeriday Dr. Cali Khaliif Galaydh.

Marxuumka ayaa waxa uu maalmo ka hor ka jawaabay hadal ka soo yeeray madaxweyne farmaajo oo ku aadanaa gooni isku taaga ama maamul u samaynta Gobolada Sool iyo Sanaag.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here