Dowlada Turkiga ayaa Muqdisho usoo magacaabay safiir cusub kaasoo lagu magacaabo Ferhat Alkan kadib markii laga qaaday safiirkii hore Alper AktaÅŸ .ayaa noqday safiirka cusub ee Soomaaliya, halka safiirkii hore
Safiirkii hore oo xiriir wanaagsan la lahaa Dowlada Madaxweyne Xasan hogaamiya ayay Dowlada Turkigu u badashay inuu noqdo safiirka cusub ee waqooyiga Macedonia.
Inkastoo xaqiiqo loo heyn hadana waxaa loo fasiri karaa in markaan Turkigu doonayo inuu dhex dhexaad ka noqdo siyaasadaha is diidan ee gudaha Somalia gaar ahaan Dowlada iyo muaaradka oo aaminsan in Safiirka la badalay uu la safan yahay Madaxweyne Xassan.
Dhanka kale waxaa macquul ah in Mucaaradka Somalia guul u arki doonaan kana hadli doonaan isbadala Dowlada Turkigu ku sameysay Safiirkooda.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM
