HomeWarkiiDEG DEG: Shariif oo goor dhaw uga digay Dowlada inaysan iska indha-tirrin...

DEG DEG: Shariif oo goor dhaw uga digay Dowlada inaysan iska indha-tirrin dareenka bulshada

Madaxweynihii hore e Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaw warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu digniin culus u direy madaxda sare ee Dowlada Faderaalka Somalia marka la eego cabashada dadweynaha ee dhanka dhulalka.

Shariif wuxuu uga digay Madaxda sare inaysan iska indha-tirrin dareenka bulshada sida uu warka u dhigay maalin kasta cabasahadiooda muujinaya xili maanta Degmada Dayniile lagu dilay wiil dhalinyaro ah ku banaan baxayay Dowlada gaar ahaan ka cabanayay arimaha dhulka.

Warsaxaafadeedka shariif oo sidaasa u qoran halkaan ka akhriso:-

Waxaan uga digayaa madaxda sare ee dowladda Federaalka ah inaysan iska indha-tirrin dareenka bulshada ee cirka isku sii shareeraya anigoo dareenkayga si gaar ah ula wadaagaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda.

May be an image of ticket stub and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -