Si horudhac ah ayaa waxaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad ugu guuleystay Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe kadib tartan uu la galay Xildhibaan Xasan Cabdinuur.

Rasaas loogu dabaal dagayo ayaa laga maqlay meelo kamid ah Muqdisho, waxaana xusid mudan in Sheekh Aadan Madoobe uu Guddoomiye Baarlamaan soo noqday dowladdii Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here