HomeWarkiiDEG DEG: Qodobada lagu heshiiyay Shirkii Caawa ee Mucaaradka iyo Dowlada

DEG DEG: Qodobada lagu heshiiyay Shirkii Caawa ee Mucaaradka iyo Dowlada

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kulankii xasaasiga ahaa ee Caawa dhexmaray Mucaaradka samatabixinta iyo  ergad8i Dowlada Somalia ka socotay ayay djinacyadu heshiis ku kala gaaree .

Labada dhinac waxay isku raaceen  ayaa in dhamaan la joojiyo ibinta Dhulka Danta Guud,In maalinta Khamiista la qabto Banaanbaxa mucaaradka.

Sidoo kale waxaa la isla gartay gudi isku dhaf ah oo ka shaqeyn doona arimaha banaan baxa nabada ee dhici doona gaar ahaan amniga sidi loo hubin lahaa.

Waxaa kale oo la sheegay in Dowladu balan qaaday joojinta xariga siyaasadeed

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -