warar sheegaya in Albaabka hore ee Madaxtooyada dhanka SYL & bannaanka hore ee wasaarada Warfaafinta waxaa ku soo dhacay tiro Hoobiyayaal ah.

Rag asxaab ah oo kusugan dhismaha wasaarada Warfaafinta ayaa ii xaqiijiyay inay ku carareen gudaha iyagoo raadsanaya meel shub ah oo ay kaga gabaad galaan Hoobiyayaasha soo dhacaya.

Wali si rasmi ah looma cadeyn karo khasaaraha uu geesteen hoobiyaasha laga maqlay guud ahan magaalada muqdishu wixi kuso kordha halkaan ayaa kala socon doontaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here