(DEG DEG) Uga yaraantii 7 Qof ayaa ku geeriyootey halka Tirada intaasi kabadan ay ku dhaawacmeen

0

Uga yaraantii 7 Qof ayaa ku geeriyootey halka Tirada intaasi kabadan ay ku dhaawacmeen sida soo warineyaan ILo goog joogiyaal ah Weerara ka dhacay Dalka Bakistaan .

Weerarka ayaa waxaa ku dhacay magaalada Karaaji ee Kutaala Kuunfurta Bakistaan, waxaan Gabi ahaamba Ciidamada Amniga ee Dalka Bakistaan ay Toogasho ku dileen Afartii Qof ee weerarka Soo Qaadey.

Wali majirto Cid si dhab ah u sheegatey weerarka ka dhacay Magaalada karaaji waxaana mararka qaar weerarada ka dhaca Dalkaasi Sheegta Koox Diimeed ka soo hor jeeda Bakistaan oo Layiraahdo Taaliban.

Damleyda Weerarka Soo qaadey ayaa waxaa ay Beegsadeen dhismo weyn isla markaasina ah Meel lacagaha lagu kala wareejiyo ama Suuqa lagu kala sarfo lacagaha Qalaad.

Suuqa laweerarey ayaa waxaa ku sugnaa sida ay warbaahinta Qaar ay warineyaa in kabadan 2,000 waxaana Dadkaasi badan kood la tilmaameyaa in Dableydaasi laga soo bad baadiyey.

W/Q Wariye; C/wahaab, Aadan, C/raxaman.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here