HomeWarkiiDEG DEG: Wareega 1-aad ee doorashada Laas-caanood oo lagu kala baxay iyo...

DEG DEG: Wareega 1-aad ee doorashada Laas-caanood oo lagu kala baxay iyo wareega 2-aad oo ay u soo gudbeen 2 musharax

Waxaa goor dhaw soo dhamaatay wareega 1-aad ee doorashada xilka Madaxweynaha ee Maamulka Waqooyi bari Somalia oo ka socota Magaalada Laas-caanood.

Wareega 1-aad wuxuu helay

C/qaadir Aw-cali Firdhiye 36
C/risaaq khaliif 20 cod
Jamaal 15  cod
C/rashiid 4 cod
Maxamed Yusuf 8 Cod

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in  Wareega labaad u gudbeen C/qaadir Aw-cali Firdhiye iyo C/risaaq Khaliif Axmed taasoo noqon doonta meesha lagu kala bixi doono hadii Rabi-idmo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -