HomeWarkiiDEG DEG: Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Kismaayo

DEG DEG: Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Kismaayo

Shirweynaha aayo-katashiga Soomaaliyeed oo ay isugu yimaadeen Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, mudanayaal ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay Dalka iyo qaar ka mid ah ururada bulshada rayidka ah, ayaa shirkooda ka soo saaray warmurtiyeedkii laga sugayay

Qodobada ay soo saareen waxaa ka mid ah in Madaxweynuhu uu dayacay ammaankii Dalka, isagoo gebi ahaanba joojiyey dagaalkii lagula jiray argagixisada Al-shabaab, ciidankii xoogga Dalkana u loogay cadowga.May be an image of textMay be an image of poster, newspaper, crossword puzzle, magazine and textMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -