TEHRAN (DAYNIILE.COM)- Wararka laga helayo Magaalada Tehran ee casimda dalka Iran ayaa sheegaya in goor dhaw oo caawa ah Magaaladaasi iyo kuwa kalelagu soo rogay xaalad deg-deg ah ama Martial Law taasoo durna saameynta ay bilowday marka la eego dhanka isu socodka iyo gaadiidka.
Wararku waxay intaasi ku darayaanin Xarunta Yuhuuda Tel Aviv iyo Tehran oo ah xarunta Iiran labaduba garoomada diyaaradaha la baneeyay,lamana oga in laga wada cabsanayo weeraro dhanka cirka ah oo Mareykanka ka yimaada ku qaadi doono hadii aysan Iiran roogashada ka deyn dadjma
Trump aya maalmihii ugu danbeeyay wuxuu hanjabaado hawada u marinayay Dowlada Iiraan isagoo si toos u sheegayay inuu duulaan milateri
ku qaadayo,sidoo kale waxaa cabsio darteed iyagana heegan ku jira saldhiyada Milatarei ee Mareykanku ku leeyahay dalalka bariga dhexe.
Heeganka ay galeen labada Dal ayaa muujineysa in caawa ay macquul tahay in Madaxweyne Trump weerar dhanka cirka ah ku qaado Iiraan.
Dhanka kale Israa’iil ayaa shacabkeeda u furtay dhismayaasha dhulka hoostiisa ee gantaalada Iiraan ay uga gabadaan taaso muujineysa inay dagaal qaadayaan.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
