HomeWarkiiDEG DEG: Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka...

DEG DEG: Xasan Cali Khayre oo hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay

Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa hada ka hadlay dagaalka gurigiisa ka dhacay goor dhaweyd oo galabta ahaa kaasoo u dhexeeyay ilaaladiisa iyo ciidamada Dowlada Faderaalka Soomaaliya.
Hadalka Khayre oo qoraal ah isagoo sidiisa u qoran halkaan ka akhriso:-
Waxaa annaga oo shir kula jirna ugaaska beesha Murusade iyo odayaasha dhaqanka weerar nagu soo qaaday taliska uu hoggaamiyo Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday. Waxaan Alle ka baryayaa in uu u naxariisto intii ku dhimatay, una boogadhayo intii ku dhaawacantay.
Khasaaro kasta oo ka dhasha falkan waxaa masuuliyaddiisa qaadaya Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday oo na soo weeraray annaga oo diyaargarow ugu jirna bannaanbaxa nabadeed ee berri noo madlan.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -