HomeCiyaarahaDEG-DEG: Xiddig Arsenal muhiim u ah oo heshiis la gaadhay koox uu...

DEG-DEG: Xiddig Arsenal muhiim u ah oo heshiis la gaadhay koox uu ku biirayo.

XIGASHO KOOXDA.COM
Kooxda Galatasaray ayaa lagu soo waramayaa in ay si dhab ah u doonayso saxiixa kabtanka kooxda Arsenal ee Martin Odegaard.

Saxafiga reer Turkey ee Selman Osturk ayaa sheegaya in kooxda reer Turkey ay tallaabo u qaaday saxiixa xiddiga Odegaard.

Saxafiga ayaa sheegaya in Galatasaray heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Odegaard.

Sidoo kale Saxafiga ayaa sheegay in Galatasaray wadahadalo kula jirto kooxda Arsenal.

Kooxda Galatasaray ayaa diyaarinaysa dalab dhab 40 milyan si ay ula saxiixdaan Odegaard.
XIGASHO KOOXDA.COM

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -