HomeWarkiiDEG DEG: Xisbiga Towfiiq oo caawa ku dhawaaqay in jadawalka doorashada Galmudug...

DEG DEG: Xisbiga Towfiiq oo caawa ku dhawaaqay in jadawalka doorashada Galmudug uusan waafaqsanayn Sharciga

War caawa ka soo baxay Xisbiga Towfiiq ayaa looga hadlay jadwalka doorashada ku celiska ah ee Galmudug ,Xisbiga Towfiiq wuxuu warsaxaafadeedkiisa ku qeexay in jadwalkaan uu xalay soo saaay gudiga doorashada Qaranka uusan waafaqsanayn Sharciga Doorashooyinka Qaranka iyo habraacyada sharci ee doorashad.

“Waxaan xaqiijineynaa wax ka bedelidda guddiga GMDSQ in ay tahay xalka kaliya ee lagu aamini karo loogana qayb gali karo doorashada ku-celiska ah ee Galmudug, Maadaama ay ku guuldareesteen in ay raacaan xeerarka iyo habraaca doorashooyinka”ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Xisbiga Sheekh Shaakir ee Towfiiq.May be an image of textMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -