MUQDISIO (DAYNIIILE.COM)-Xulka kubafa cagta Galmudug ayaa Fiinaalka  u soo baxay markii uu galabta ka badiyay Xulka Banaadir.

Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 0-0 laakiin gool ku laad ayaa la tuurtay waxaana ku adkaaday ciyaartoyda Galmudug.

Advertisement

Fiinaalka waxaa isku soo haray labada Xul ee kala ah Hirshabelle iyo .Galmudug.

Ciyaarta Galabta waxay ahayd tii ugu adkayd uguna saameynta badneyd marka la eego tirada taageerayaasha soo xaadiray iyo masuuliyiinta yimid.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

 

Previous articleDAAWO: Xildhibaanada oo ansixiyay xeerka wax ka badalka Doorashooyinka
Next articleNaftii halige ciidamadu ku qasbeen inuu kaligiis is qarxiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here