Xiisad dagaal ayaa hataan ka tagaan Deegaanka Xananbuure ee waqoyiga gobolka Galgaduud taas oo u dhaxeeso beelo walaalo ah Xisadaan ayaa salka ku heesa anooyin qabiil maalmahanba ka dhacay
deegaankaasi

Maleeshiyaad hubeesan oo ka kala socda Magaaloyinka cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa soo buux dhaafiyey Xananbuure.

Ciidamada Dowladda ayaa hataan ku kala dhexjira labada dhinac in kastoo laga yaabo in dagaal uu halkaas ka qarxo.

Deegaanadaas ayaa inbadan waxaa ku soo noqon nodavdagaal

Xigasho wariye Maxamed Rooraaye

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here