Xafiiska PM Maxamed Xuseyn Rooble ayaa ku howlan dhigaal jawaab kulul u ah mida ka soo baxday Villa Soomaaliya ee guddiga loogu xilsaaray kiiska Ikraan Tahliil.

Xafiiska ayaa hadda laga soo warinaya in la wado diyaarinta jawaabta Villada oo la damacsan yahay inta waqtigu dhaafin 90-ka daqiiqo in lagu sii daayo baraha bulshada .

Rooble & Farmaajo keeba cadaalada u raadinaya Ikraan ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here