Xog ayaa sheegeysa in wakiilada beesha caalamka ee ku sugan Muqdisho ay culeys ku saarayaan Farmaajo inuu joojiyo safarada dibadda, kadib markii ay ka war heleen inuu qorsheynayo booqasho uu ku tegayo Addis Ababa.

Safarkaasi oo xafiiska Farmaajo uu daboolayo, xitaana aysan xubnaha ku dhow dhow ka war qabin ayaa waxa uu imanayaa xili uu dalka ku sugan yahay marxalad adag oo aan horay u dhicin.

Sababta ay ugu dalbadeen Farmaajo inuu joojiyo safarada dibada ayay ku macneeyeen inay sii murjineyso cakirnaanta siyaasadeed ee dalku ku jiro iyo isu-soo dhowaansha la’aanta madax goboleedyada, mucaaradka iyo madaxweynaha xilkiisa dhamaaday.

#isha_wararka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here