#Degdeg:- Beesha reer Ow-xasan oo leh milkiyadda kursiga HOP#086 ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in kursigooda markii hore la boobay haddana ay diyaar u yihiin in tartan furan loo galo arrintaasna ay ku garab siiyaan Guddiga FEIT iyo RW Rooble.

Qaadashada kursigaan ee uu horay soo qaatay Fahad Yaasiin ayey sidoo kale ku tilmaameen mid baalmarsan sharciyadii doorashada ee lagu heshiiyay iyo in Ergo aan ahayn reerka kursiga iskaleh ay doorteen ninkaas.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here