Cabddullah Timacadde ayaa ku guuleystay guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare, isagoo helay 30 cod, halka Fartaag uu helay 24 cod.

Wareegii labaad ee Doorashada Senator Cabdulahi timacade ayaa helay 30 cod halka Fartaag uu helay 24 cod, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha kmg Aqalka Sare. Sidaas waxaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare waxaa ku noqday Cabdulahi timacadde.

Waxaa hadda soo idlaatay doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare oo ay ku tartamayeen ilaa todobo musharax, oo ay midi tahay haweenay, waxaana ku guuleestay Senetor Timacadde oo kaso jeeda Puntulaand.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here