Deegaan hoostaga Degmada Warsheekh waxaa goor dhow lagu laayay Qoyska ka koobnaa 5-ruux.

Hooyo Umul kujirtay iyo ilmo yar oo afartan Cisho dhalan,iyo wiil 3-sano jir ah oo ay dhashay ayaa meel qura lagu dilay,sido kale haweeney Qoyska kamid aheed iyo wiil 5-sano jir ah ayaa kaa dhaawac kasoo gaaray weerar ay geysteen Maleesho Beeleed.

Dhacadaadan ayaa Caawa laga soo wariyay Miyiga Degmada warsheekh,waxaana ay salka ku heysaa xiisad beeleed.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here