Wararka aan ka haleyno magaalada muqdishu ayaa inoo sheegayaan in Gabar yar oo lix jir ah  lagu qalay degaanka Daarusalaam .

Gabadha ayaa lagu magacaaba Anisa Sheikh Iidle iyada oo ninka qalay lagu sheegay Cabdullaahi Sheikh Yusuf oo la yiri dhimirka ayuu la’aa.

Advertisement

sikastaba ha ahaaate Waxa uu ka baxsaday goobta sida ay inoo xaqiijiyeen laamaha ammaanka.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here