warar lagu kalsoonyhay ayaa inoo sheegaya maanta Hay’adda NISA weeraro kala duwan ku qaaday  guryo ku yaalla Gobolka Banaadir islamarkaasne la wareegtay iyo sababta

Hay’adda NISA ayaa la wareegtay shan (5) guri oo ku kala yaalla Yaaqshiid, Heliwaa iyo xaafadda Oodweyne oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Banaadir.

Waxaa sidoo kale gacanta hay’adda NISA ku jira shaqsiyaad loo heysto Argagixisanimo, Hub, Qaraxyo iyo gaadiid kala duwan ee la rabay in shacabka lagu dhibbaateeyo.

Sikastaba ha ahate wali howlgalkaan lama shaacin hase shaate waxaa baryahaan danbe hay’adda NISA wadday sugida Amniga iyadoo ka duuleyso ilaalinta iyo nabadeynta deegmooyinka gobalka Banaadir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here